Kenya oo shaacisay khasaaraha kasoo gaaray Qarax Al Shabaab saakay la beegsadeen …

Wararka ka imaanaya deegaanka Khorof Harar oo hoostaga magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ayaa sheegaya in saakay qarax miino ay la kacday gaari ay lahaayeen ciidanka booliiska Kenya. Qaraxan ayaa waxaa ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray ciidamada booliiska Kenya ee la qarxiyay , waxa ayna … Continue reading Kenya oo shaacisay khasaaraha kasoo gaaray Qarax Al Shabaab saakay la beegsadeen …